Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yuusuf Sheekh Adan (Qalinle)
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Wasaarada Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya ku dhawaaqday in gurmad Caafimaad la gaarsiin doono degaannada laga saaray Al-Shabaab
Baydhabo-{WMN}-Wasiirka Caafimaadka Dowladda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Cali Xaaji Aadan ayaa maanta ka warbixiyay qorshaha dowladda ee ku aadan daadajinta iyo bixinta adeegga caafimaadka ee loogu talagalay qeybaha bulshada. Wasiirka oo…
Wafdi oo Hogaaminayo Guddoomiyaha Maxkamadda sare Dalka Oo Maanta U Ambabaxay Qaahira
Baydhabo-{WMN}-Waxaa Maanta Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho ka ambabaxay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Garyaqaan Baashe Yuusuf Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayey, kuwaasi oo kasii jeeda dalka Masar.…
Sawiro;-Xukuumadda Dowladda Deegaanka Soomaalida oo Deeq Gar gaar ah gaarsiisay Gobolka Hiiraan
Baydhabo-{WMN}-Xukuumadda Dowladda Deegaanka Soomaalida ayaa deeq gargaar ah oo noocyo kala duwan iskugu jirta ku wareejisay maamulka gobolka Hiiraan ee Maamulka Hir-shabeelle . Degmada Feerfeer ee gobolka Shabeelle waxaa ka…










