Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhagyeso Warka Fiidnnimo ee Idaacada Warsan oo Khalid Abdi Ibrahim
Warsan Radio
Wasaradda Gagaarka Iyo Maareynta Masiibooyinka Dowladda KGS oo maanta Baydhabo kusoo gabagabaysey Tababar kusaabsan Qorshaha digniinaha hore.
Baydhabo-{WMN}-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka KGS ayaa qabatay Tababar lagu soo gabagabaynayey Qorshaha digniinaha hore Si loo yareeyo khataraha ay keeni karaan Masiibooyinka. Tababar kan aya loo qabtay in ku…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo maanta si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho. Shirkan oo muddo labo maalmood ah socon…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Somalia Mudane, Xasan Macalin Maxamuud oo ay wehliyaan Wasiir kuxigeenka Mudane, Axmed Cabdiraxmaan Xasan, Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Mudane, Saleebaan Maxamed Maxamuud…
Sawiro;-Madaxweyne Xassan Shiikh oo la kulmay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo qaabilay Madaxweyne Kuxigeenka Midoowga Yurub ee Arrimaha Siyaasadda iyo Amniga Mudane Josep Borrell ayaa ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo taageerada…









