Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta oo Axad ah waxaa ay xukun dil ah ku riday Xidigle Cabdinaasir Daa’uud Sheekh Xasan oo lagu helay dilka…
Warsan Radio
Wararka naga soo gaaraya Maaalada Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Rasaas xoogan laga maqlayo Magaaladaas kadib markii maleeshiyo Beeleed hubeysan ay weerareen Saldhigga Booliska Magaaladaas.Wararka la helay ayaa…
Magaalada Nairobi ee Caasimadda dalka Kenya waxaa maanta ka furmay shirka Dowladda Soomaaliya iyo Ha’adda IMF ee hannaanka dib-u-eegista iyo horumarinta maaliyadda Dalka. Shirka ayaa waxaa lagu lafa-gurayaa heerka siyaasadda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka hadlay qaraxyadii Beledweyne Amarna siiyay Xukuumadda
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoysaska iyo ehellada muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku naf waayey qaraxyadii ka dhacay magaalada Baladweyne. Madaxweynaha ayaa u rajeeyey dadka…
Taliska Ciidamada Booliska Magaalada Beledweyne ayaa Bandow soconaya 24 Saacadood kusoo rogay Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan kadib weeraro Saddex qarax ahaa oo Maanta ka dhacay.Taliyaha Ciidamada Booliska Magaalada…









