Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed ee ay ka geeriyoodeen Allaha u naxariistee Wasiirkii Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka…
Warsan Radio
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay amniga oo si gaar ah loogu lafaguray xaaladda magaalada Beledweyne oo maanta Al-Sabaab ka gaysteen qaraxyo sababay…
RW Xamse oo Amray in loo gurmado dadkii ku waxyeeloobay qaraxyadii Beledweyne
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, ayaa si kulul u cambaareeyey weerarkii Maanta ka dhacay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, kaas oo lagu qaaday Xerada lamagalayaay. Ra’iisul…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
QM ayaa wadamada horumaray ugu baaqday inay bixiyaan lacag ugu yabooheen wax ka qabashada cimilada sii xumaneysa
Baydhabo-{WMN}-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa Isniintii ka codsaday dalalka horumaray inay ka dhabeeyaan ballan-qaadkoodii ahaa inay bixiyaan $100 bilyan oo dollar, si ay u taageeraan hawlaha la…
Dowlada Iiraan oo Mareykanka iyo Israel ku eedeysay Dibad baxyada ka dhacay dalkasi
Baydhabo-{WMN}- Hogaamiyaha Iran, Ayatollah Ali Khamenei, ayaa ku eedeeyay Mareykanka iyo Israa’iil in ay hurinayaa dibadbaxyada dalkaasi ka dhacayay in ka badan laba toddobaad Khamenei ayaa mudaaharaadyada dawladda looga soo…
Xildhibaan Sharmaake” Taliyaasha Ciidamada Baladweyne waa in ay Xilka iska Casilaan”
Baydhabo-{WMN}- Xildhibaan Sharmaarke Xasan Ganeey oo kamid ah Barlamaanka Hirshabeelle ayaa Taliyaasha Ciidamada Amaanka Magaalada Baladweyne ugu baaqay hadii aysan ka hor tagi Karin qaraxyada in ay iska Casilaan xilka…









