Ciidanka Dowladda ayaa la sheegay in 19 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ku dileen Tuulada Muryaale oo u dhaxaysa degaanka Basra iyo Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe kadib dagaal ka…
Author
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Madaxweynaha soomaliya Xassan Shiikh & wafdi uu Hogaaminayo oo gaaray Kambala
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga bilaabatay dalka Uganda ayaa si diirran loogu soo dhaweeyey magaalada Kampala ee Caasumadda dalkaas Madaxweyne…
Wasiirka amniga XFS oo kulan la qaatay Saraakiisha Ciidamada Qeybahooda kala duwan
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Maxamad Axmad Sheekh Cali Doodishe ayaa Maanta xafiiskiisa kula kulmay Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Janaraal Odawaa Yuusuf Raage Wasiir…










