Baydhabo-{WMN}-Maamulka Puntland ayaa joojiyay kulan uu Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha Soomaaliya, Maxamed Barre Maxamuud kula yeelan lahaa magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Goboolka Mudug dhallinyarada magaaladaasi. Wasiir Maxamed Barre oo shalay…
Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}-Hoos ka dhageyso Warka Duhurnimo ee Idaacada Warsan oo soo jeedinaayo Wariye Shurkri Ismaciil Axmed (Shukri Bidhaan) Dhageyso;- Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan was last modified: October 12th, 2022 by…
SAWIRO:-Urrurada Saxaafadda & Madaxda Warbaahinta ayaa walaac ka muujiyay xariga Xoghayaha SJS
Xilli shalay gabal dhicii ciidamada ka tirsan ha’yada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ay garoonka diyaaradaha Muqdisho ka soo xireen xoghayaha Ururka saxafiyiinta Soomaaliyeed Cabdalla Axmed Muumin ayaa waxaa…
MW Xasan Sheekh Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Maxkamadda Sare Ee Ciidamada
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa mar kale S/Guuto Liibaan Cali Yarow u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida, kadib wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha.…
Sawiro;-Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoomay Safiiro Cusub
Baydhabo-{WMN}- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Koonfur Afrika Mninwa Johannes iyo Bangaaladesh Tareque Muhammad. Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Koonfur…
Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska waxay mar kale caddeyneysay inay ka go’an tahay ilaalinta iyo dhowrista xorriyadda hadalka iyo madaxbannaanida saxaafadda. Sidoo kale waxaa wasaaradda ka go’an ilaalinta xuquuqda suxufiyiinta,…










