Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa Magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya ayaa lag soo dhaweeyay magaalada jigjiga. Ra’iisul…
Warsan Radio
Madax & Shacab Muqdisho kusoo dhaweeyay Ciyaaryahanada xulka 17 jirada Soomaaliya
Waxaa garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada Muqdisho Maanta siweyn loogu soo dhaweeyay Ciyaartooyda xulka Kubbadda Cagta ee 17 jirada Soomaaliya, kuwaas oo dhawaan kusoo guuleystay Koobka Bariga iyo Bartamaha Afrika…
Maxay ka wada adleen Wasiirka Gaashaandhigga, Taliyaha xoogga & Madaxweynaha Koonfur Galbeed?
Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo ku qaabilay Wasiirka Gaashandhiga Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo Taliyaha Ciidanka Xooga Dalka Generaal Odowaa Yuusuf Raage oo Safar…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Amniga Maxamed Axmed Sheekh Cali ayaa shir-gudomiyay kulan ay isugu yimaadeen masuuliyiin ka socda Wasaarada Amniga Gudaha, Taliska Ciidanka Boliiska iyo Maamulka Gobolka Banadir, kaas oo lagu qabtay…










