Baydhabo-{WMN}- Booliska dowlada Maleysia ayaa soo furtay shaqsi Falastiini ah oo Sirdoonka Israa’iil si qarsoodi ah ugu afduubteen Magaalada Kuala Lumpur ee caasimada dalkaas Mossad oo ah Sirdoonka Israa’iil ayaa…
Author
Warsan Radio
Hoos;-Dhageyso:- Barnaamijka Athiiny kydeyooy qeybtiisa 15aad waxaa Sida suuqgayn loogu sameeyo ama dadka loo baro badeecad ku cusub suuqa.barnaamijkan waxaa iska kaashanayaan Idaacada Warsan iyo BBCMedia action,Waxaana Soo Jeedinayaa Wariye;…
Xukuumadda Soomaaliya oo Hay’ad Caalamiga ah kala hadashay la dagaalanka Al-Shabaab
written by Warsan Radio
Baydhabo-{WMN}- Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda Socdaalka Aduunka ee (IOM). Kulankan uu…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…










