Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye…
Warsan Radio
Dhex dhexadintii u dhexeeysay Dowlada Itoobiya & Kooxda Tigayga oo markale furmaya
Baydhabo-{WMN}-dawladda Itoobiya ayaa sheegay in ururka Midawga Afrika uu qorsheeyey in wadahadalada u dhexeeya dawladda Ethiopia iyo kooxda Tigray-gu inay ka dhacaan Koonfur Afrika, bishan October 24-keeda, taasoo la doonayo…
Sawiro;-Xasan Sheekh Oo Kulan La Qaday Wafdi Heer Caalami Ah Oo Soo Gaaray Muqdisho
Baydhabo-{WMN}-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay madaxa hay’adda Qaxootiga Adduunka (UNHCR) Filippo Grandi iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho Madaxweyne Xasan…
Baydhowy-{WMN}- Hoos;- Ka dhageyso;- Barnaamijka Maykoo usub ee Idaacada Warsan Waxaana Soo jeedinayaa Faaraxa Hussein Haji (Abwaan Weeroow) iyo Maxamed Abdirahman Abdulle (Maleele). Dhageysi Wacan Dhageyso;- Barnaamijka Maykoo usub ee Idaacada…
Baydhowy-{WMN}-Soomaaliya ayaa ka qeybgaleysa shir weynaha Hay’adda Booliska Adduunka ee Interpol. Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Maxamed Axmed Sheekh Cali oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed…










