Baydhabo-{WMN}- Hoos ka dhageyso Warka Duhurnnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Adan (Qalinle)
Author
Warsan Radio
Waxaa Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya lagu soo geba-gabeeyay shir u dhaxeeyay Wasaaradda Wabarashada Xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya iyo Wasaaradaha waxbarashada Heer Dowlad Goboleed, kaas oo qodobo laga…
Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa Maanta gaaray oo lagu soo dhaweeyay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur ( Jaamac) Wasiirka Haweenka Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye &…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magacaabay Guddoomiyeyaasha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir iyo Maxkamadda Gobolka Benaadir, kaddib soojeedin ka timid Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Mudane Baashe…









