Maxay tahay Muhiimadda Caafimaad ee Kala Korinta Carruurta u Leedahay Hooyada iyo Dhallaanka? Dr. Maxamed Muuse, Dhaqtarka Haweenka, Ayaa Sharaxaya. Why is child spacing important for the health of both mothers and infants? Dr. Mohamed Muse, a gynecologist, explains the key health benefits and why proper birth spacing matters for stronger families and healthier communities.
BILAN MEDIA
Dahabo Cabdiraxman made samosas for 14 years | Dahabo Cabdiraxman 14 sano sambuus sameysay
Dahabo Abdirahman, who has been making samosas for 14 years: How does Ramadan become a time when her business grows? Dahabo Cabdiraxman oo 14 sano ku shaqeyneysay samaynta sanbuuska: Sidee ayay bisha Ramadaan ugu noqotaa xilli ay shaqadeedu kobocdo?#somalia #mogadishu #ramadan #womeninbusiness #womenempowerment
SIDEE DADWEYNAHA MAGAALADA MUQDISHO UGU DIYAAR GAROOBAYAAN MUNAASABADDA MAALMAHA CIIDUL FIDRIGA?
Sidee dadweynaha magaalada Muqdisho ugu diyaar garoobayaan munaasabadda maalmaha Ciidul Fidriga? How are residents of Mogadishu preparing for the upcoming Eid al-Fitr celebrations?#mogadishu #somalia #Eid #eidalfitr #ramadan #EidPreparations #SomaliCulture
Munaasabadda Maalinta haweenka aduunka awgeed waxaan maamuusaynaa haweenka ka shaqeeya dhammaan qaybaha kala duwan oo ay ku jiraan
Munaasabadda Maalinta haweenka aduunka awgeed waxaan maamuusaynaa haweenka ka shaqeeya dhammaan qaybaha kala duwan oo ay ku jiraan kuwa Xirfadleyda.#JusticeForWomen #Somalia #IWD2026 #RightsJusticeAction #ForAllWomenAndGirls
Asha Abdulle Siyad, Chairperson of the Somali Women’s Leadership Initiative, extended her congratulations to Somali women on the occasion of International Women’s Day. #iwd2026 #JusticeForWomen #Somalia #RightsJusticeAction #InternationalWomensDay #UNWomen #genderequality #iwd2026 #JusticeForWomen #Somalia #IWD2026 #RightsJusticeAction #ForAllWomenAndGirls #InternationalWomensDay #UNWomen #genderequality
NAIMA ABDIRAHMAN OO HAMBALYO U DIRTAY HAWEENKA SOOMAALIYEED, GAAR AHAAN KUWA KA SHAQEEYA CAAFIMAADKA
Naima Cabdiraxmaan, oo ka mid ah kalkaaliyaasha caafimaadka, ayaa hambalyo u dirtay dhammaan haweenka Soomaaliyeed, gaar ahaan haweenka ka shaqeeya caafimaadka. On the occasion of #InternationalWomenDay ,Naima Abdirahman ,extended her warm congratulations to Somali women, with special recognition for those serving in the healthcare sector. #iwd2026 #justiceforwomen #somalia #rightsjusticeaction #ForAllWomenAndGirls #unwomen #genderequality










