Mar 5, 2026
BILAN MEDIA
MIYAA HAWEENKA LOO SOO CELIN KARAA RAJADOODA? WAX KA OGOW Dr. CABDULLAAHI MAXAMED CUMAR
Gudniinka fircooniga ah ma leeyahay xal haweenka dib loogu soo celin karo rajadooda? Arrintaas waxaan ka wareysanay Dr. Cabdullaahi Maxamed Cumar, oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada haweenka iyo qurxinta xubinta taranka haweenka. Does Pharaonic circumcision offer any solutions that can help restore women’s hope? We interviewed Dr. Abdullahi Mohamed Omar, a medical doctor specializing in gynecological disorders and female genital reconstructive and cosmetic surgery.
Kororka gabdhaha ku jihaysan barashada nashqadeynta dharka iyo hal-abuurka casriga ah ayaa noqday xirfad lagu shaqeysto. The growing number of young women pursuing education in fashion design and contemporary creative arts has transformed the field into a sustainable and income-generating profession.
NOLOSHA OO DIB UGU SOO LAABATAY XANANBUURE, GALGADUUD KA DIB 6 SANO OO DAGAAL BEELEED AH.
6 sano oo dagaal beeleed ah kadib, nolosha caadiga ah ayaa dib ugu soo laabanaysa deegaanka Xananbuure ee gobolka Galgaduud. After six years of clan conflict, life is slowly returning to normal in Xananbuure, Galgaduud region.
WIIL DHALINYARO AH OO AASAASAY SHIRKAD MALAB OO SHAQO-ABUUR U SAMEEYAY DHALINYARADA JOWHAR.
Mahad, oo ah wiil dhalinyaro ah, ayaa aasaasay shirkad ka shaqeysa wax-soo-saarka malabka, isaga oo shaqo-abuur u sameeyey qaar ka mid ah dhalinyarada magaalada Jowhar. Mahad, a young entrepreneur, established a company specializing in honey production, providing employment opportunities for a number of youths in the city of Jowhar.










