Halkee ayuu marayaa hirgelinta Adeegga Caymiska Caafimaadka Qaranka? Dr. Jalaaludiin, oo ah Agaasimaha Ku-meel-gaarka ah ee Hay’adda Caymiska Caafimaadka Qaranka, ayaa sharaxaya. What is the current status of the implementation of the National Health Insurance Service? Dr. Jalaaludiin, the Acting Director of the National Health Insurance Agency. #NationalHealthInsurance #HealthCoverage #PublicHealth #SomaliaHealth #HealthPolicy.
Category
BILAN MEDIA
XAAWO ABTIDOON,MAXAY 10+ SANO UGU HURTEY ILAALINTA IYO KAYDINTA HIDAHA & DHAQANKA SOOMAALIYEED?
written by abdalleyahye
Maxaa ku dhiirrigeliyay Xaawo Abtidoon inay in ka badan toban sano ka shaqeyso kaydinta iyo ilaalinta hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed? What inspired Xaawo Abtidoon to dedicate more than a decade to the preservation and protection of Somali heritage and culture
XAAWO ABTIDOON,MAXAY 10+ SANO UGU HURTEY ILAALINTA IYO KAYDINTA HIDAHA & DHAQANKA SOOMAALIYEED? was last modified: May 6th, 2026 by abdalleyahye
WAA MAXAY DHIBAATOOYINKA CAAFIMAAD EE KA DHASHA UURKA LAGU QAADO DA’YARAANTA?
written by abdalleyahye
Dhibaatooyinka caafimaad ee hooyoyinka uurka leh iyo caruurtooda wajahaan marka hooyadu uurka ku qaado da’yar. kaga bogo wareysigaan.
WAA MAXAY DHIBAATOOYINKA CAAFIMAAD EE KA DHASHA UURKA LAGU QAADO DA’YARAANTA? was last modified: May 6th, 2026 by abdalleyahye
TIRADA HAWEENKA MACALLIMIINTA AH AYAA SI AAD AH U KORDHEYSA ISKUULLADA IYO JAAMACADAHA JOWHAR.
written by abdalleyahye
Tirada haweenka macallimiinta ah ayaa si aad ah u kordheysa iskuullada iyo jaamacadaha Jowhar. The number of female teachers is steadily increasing in schools and universities in Jowhar.
TIRADA HAWEENKA MACALLIMIINTA AH AYAA SI AAD AH U KORDHEYSA ISKUULLADA IYO JAAMACADAHA JOWHAR. was last modified: May 6th, 2026 by abdalleyahye










