Jan 12, 2026
BILAN MEDIA
Haweenka ganacsatada ah ee Baydhabo ayaa maanta door weyn ka qaadanaya dhaqaalaha deegaanka
Haweenka ganacsatada ah ee Baydhabo ayaa maanta door weyn ka qaadanaya dhaqaalaha deegaanka, iyagoo ku tiirsan ganacsiyo kala duwan si ay u daboolaan baahiyaha nololeed ee qoysaskooda.
Wariye Xaawa Nuur
Ardayda Aragga Naafada ka ah ee Muqdisho oo wajahaya Qalab La’aan Waxbarasho xilli la Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Braille.
Wariye Nacima Salax
DOORASHADA GOLAHA DEGAANKA BANAADIR SIDEESAY U CODEEYEEN DADKA BAAHIYAHA GAARKA AH?
Maanta waxaa magaalada Muqdisho ka dhacay doorashada Golaha Deegaanka ee gobolka Banaadir. Haddaba, sidee ayay u codeeyeen dadka baahiyaha gaarka ah qaba? Mogadishu marked a historic milestone today as the Banadir Local Council election was held for the first time in nearly six decades. How was the voting process made accessible for persons with special needs?#Mogadishu #Banadir #LocalElections #Democracy #CivicParticipation
Muqdisho oo martigelisay horyaalka ugu horreeya ee kubadda cagta haweenka, ayaa gabdhaha Soomaaliyeed ee jecel ciyaarta kubadda cagta si weyn u soo dhaweeyeen horyaalka haweenka. Mogadishu hosted the inaugural women’s football league, warmly welcomed by Somali girls passionate about the sport.
Hay’adda ICRC ayaa Muqdisho ku soo gabagabeysay tartanka Sharciga Caalamiga ah ee Bani’aadannimada, oo ay ka qeyb galeen sagaal jaamacadood. The ICRC has concluded the International Humanitarian Law competition in Mogadishu, with 9 universities participating.










