Waan u han weynaa in uu ku guuleysto jagada madaxtinnimada Soomaaliya. Iyada oo uu tartanku meel culus marayo ayaan ka seexday habeenkaas. Ilaahay mahaddiis, subaxii waxa aan ku soo toosay…
Faalooyinka
Dhageyso Wareysi Dr Sheekhnuur Oo Ka Hadlay mooshinka Laga Gudbiyay Gudoonka Baarlamaanka KG iyo Arimo Xasaasi Ah.
Sheekhnuur Abukar qaasim waxaa uu ka mid yahay waxgaradka ka soo jeeda gobolada koonfurgalbeed ee Soomaaliya waxaana uu ka hadlay moooshinka laga soo gudbiyey gudoomiyaha baarlamaanka Koonfurgalbeed soomaaliya. Sheekh nuur…
Howlgal qorsheeysan oo ay wadajir u fuliyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo AMISOM ayaa lagu dilay horjoogihii maleeshiyada Alshabaab ee dagmada Aa-dheegle ee gobalka Shabeellaha Hoose. Howlgalka oo dhacay habeennimadii…
YUSUF XASAN MURSAL OO SHAACIYAY INUU YAHAY MUSHARAX U TAAGAN XILDHIBAANIMADA BFS EE 2016
Baydhabo(WRB)Yuusuf Xasan Mursal oo ka mid ah Aqoonyahanada Degaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ololihiisa musharaxnimo ku soo bandhigay magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay. Ka dib markii maanta Mushax…
DHAGEYSO+DAAWA SAWIRO:Ardey maanta Ka Qalan jabisey Jaamacada Koonfurta Soomaaliya
Baydhabo(WRB)Wasiiro ka tirsan xukuumada soomaaliya,siyaasiyiin xorey xilal kala duwan uga soo qabtey xukuumadihii KMG ahaa ee dalka soo marey,Agaasimayaal,Madaxda waxbarashada,waalidiin iyo ardey ayaa kasoo qeyb galey munaasabad loo qabtey 93…
Aqriso:Madaxii hore ee Qaybta Baasaboorada oo hada loo magacaabey qaybta Airportka
Baydhabo(WRB)Taliyaha Hogaanka Iyo Jinsiyadaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Ayaa Maanta Magacaabey Madax Airporka Magaalada Baydhabo Cumar Hagi Oo Ahaa Madaxa Imagareeshanka degmada baydhabo ayaana Loo Magacaabey Halkaan Hoose Ka Aqriso.…
- 1
- 2









