Xaflad balaaran ayaa maanta lagu qabtey magaalada baydhabo xafladaasoo ula jeedkeedu ahaa sanad kuuradii 3xaad ay ku aadaneed maaanta oo kale ayaaa waxaa ka qeeb galey dhamaan wariyeesha ka howl gelo magaalada baydhabao
Maxamed Aamiin iyo warsan
Xaflad balaaran ayaa maanta lagu qabtey magaalada baydhabo xafladaasoo ula jeedkeedu ahaa sanad kuuradii 3xaad ay ku aadaneed maaanta oo kale ayaaa waxaa ka qeeb galey dhamaan wariyeesha ka howl gelo magaalada baydhabao
Maxamed Aamiin iyo warsan
Barnaamijka ku lanka Radio Warsan iyo warbaahunta KGS BARNAAMIJKAAN AYAA TAABANAAYO MILABADAN DHEGAYSI WACAN KULANKA IYO CAAWA WILIBA WAXAA IDIN SOO GUDBIINAAYO ANIGOO OO AH CABDUQAADIR BARA MACALIN IYO FARSAMADII warsan radio
BAYDHABO–(WSR)–maalinta oo maalintii dhimirka adoonka ayaa maanta lagoqabtay hoteel bayar munikh
ee magaalada beydhabo xafladaas oo sihersar ah loosoo agaasimay ayaa
waxaaa kahadlay madaxda kofur galbeed soomaaliya gobalka iyo degmo
hadaba waxaan idiin soo gudbinaynaa hadaladii ogu mohiim sanaa ee xaflada maanta ee magalada baydhabo janaay
ka dhacaday hoos ka dhageyso.
feysal-abdikhadir-arimaha-bulshada-g/baay
siyaasi-guroow
gadomiye-kuxikiinka-arimaha-bulshada-degmada-baydhabo
sheekh mires
Dhageyso:-munaasabad ay ka dhacaday xaruunta booliska magaalada baydhabo ee gobalka baay ayaa waxaa loogu hadlaayey sadii las ku kaashan lahaa amaanka gobalada oo dhan dal iyo dibdaba tiliyaha o hadalkiis sii watay ayuu wuxuu ugu baaqay dadkiina jooga dibada inay ay ka qiibqaataan waayo dhulka waa dhul kooda gobalada waa gobaladooda marka hadal dheer ma wato intaan ayaan ugu baxayaa buu yiri teliyaha,
HOOS KA DHAGEYSO INTA QOF KA HADASHAY
TELIYAH BOOLISKA
WAZIIRKA BEERAHA
WAZIIR Eelay
Kulankii Warbahinta Konfur Galbeed Soomaaliya iyo Warsanadi0 Marwelba aad ka dhageysataan dhamaan warbahinta konfurgalbeed soomaliya,,
kulanka warsan 20=07=2015MP3-1