![](http://warsanradio.com/wp-content/uploads/2019/02/Kulanka-Warsan.png)
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed Aadan (Socdaal} Dhageysi wanaagsan.