Kulan Ay isugu yimaadeen Qaar ka mid ah Odiyaasha dhaqanka Xildhibaano iyo saraakiil Ka socoatey Booliska ayaa maanta ka dhacay magaalada Baydhabo
Kulanka ayaa ujeeda Diisu waxey aheyd Mid baroor diiq ah oo loo sameynaayey malaaq yadii dhawaan ku geeriyoodey weerar kii ka dhacay hotel dayax ee magaalada muqdisho
iyo taageero loo muujinaayey madax weynaha maamulka koonfur galbeed shariif xasan sheekh aadan
iyadoo dhawaanahan ay socdeen warar sheegeya in xildhibaano ka tirsan baarlamaanka koonfur galbeed ay wadaan mooshin ka dhan ah madaxweyne shariif xasan sheekh aadan
dhamaan dadkii kulanka ka hadley ayaa sheegey in xiligan aan habooneyn in mooshin laga keeno madaxweynaha maamulka koonfur galbeed
iyagoo taa bedel keda sheegey in dalka abaaro ay ka jiraan loona baahan yahay in dadka loo gur mado
https://www.youtube.com/watch?v=mdS4A72SE4s