Daawo Muqaalkaan Waxaa Maanta Lasoo Gebabeyey Tartan u Dhaxeeyey 4 Farta Xaafadood oo uga Weyn Magaaalada Baydhabo
Waxaa maanta lasoo gebabeyey Tartan u dhaxeeyey 4 farta xaafadood oo uga weyn magaaalada baydhabo kaas oo kasucuday Xaruunta degmada ee magaalada baydhabo . afarta xaafadoon waxay ku tartamayeen ciyaaraha…