Kulan Lagu Cambaaraynayey 14 Odiyaal Iyo cullimo Iskugu jirey Oo Dhawaan ciidamada Itoobiya Ay Ku Didileen Deegaanka Wardiinle Ayaa Ka Dhacay Magalada Baydhabo
video
War Deg Deg Ah Daawo video Go,aan Culus oo Kasoo Baxay Kulankii Beelweynta Geledi
Kulan aad u balaaran oo ay isugu yimaadeen aqoonyahano,indheer garad,culumaau’diin iyo odey dhaqameedyo dhamaantood kasoo jeeda beelaha tolwiine iyo yabdaale ee dega degmada afgooye ayaa maanta waxaa uu ka dhacay degmada afgooye.
Kulanka ayaa diirada lagu saarayey xaalada guud ee ay ku sugan tahay degmada afgooye iyo guud ahaan siyaasada dalka.
Gabagabdii kulanka ayaa waxaa ka soo baxay 9 qod oo midba midka kale ka daran ee waakan nala daawada.
Daawo muqaalka Gobolka iyo Degmada Baydhabo Oo Maanta Dhagex Dhigey Wado Muhiim Ah
Gudoomiyaha Gobolka Bay iyo kan Degmada Baydhabo ayaa manta siwadajir ah Udhagaxdhigay Wado Muhiim u ah Marinka Gaadiidka Xamuulka qaada.
Midkamid ah wadooyinka mara magaalada Baydhabo oo lagu magacaabo wadada sodonka oo bur bursaneyd ayaa haatan lagu bilaabay in did loodhiso ayadoo dhismaheeda ay iska kaashanayaa hay adaha DDG iyo DRC iyo maamulka Degmada Baydhabo.
Dhowr iyo labaatankiisano ee bur burku jiray oo dadkii degenaa hakaasi waxay guryahooda gudaha usoogaleen wadadaasi waxaana la islagartay in guryahaasi laburburyo kadib markii dadka deegaanka iyo maamulka isku afgarteen in laburburiyo guryaha shacidarada usoogakay wadada.
Gudoomiyaha Degmada Baydhabo Cabdulaahi Cali Watiin iyo Gudoomiyaha Gobolka Bay Cabdirashiid ayaa siwada jir ah udhaxdhigay Wasadaasi sodonka Maanta
RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO MUQAALKA