Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Warfaafinta iyo Wacyigelinta Bulshada Koonfur Galbeed, Mudane Ilyaas Saciid Cali (Qalinle) ayaa maanta oo Jimco ah gaaray magaalada Baraawe ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya. Wasiirka waxaa garoonka…
Maxkamada Ciidamada oo bilowday dhagaysiga dacwada dilkii Guddoomiyihii hore ee degmada Hodan
written by HAJI
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta bilowday dhagaysiga dacwad lagu soo oogay dilkii magaalada Muqdisho loogu geystay Guddoomiyihii hore ee degmada Hodan Cabdixakiim Cabdiraxmaan Ciise Dhagajuun. Guddi hore…









