Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed C/raxman Cabdulle (Maleele)
Category
WARARKA MAANTA
Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed oo Kaashaneyso Wasaaradda Arrimaha Guddaha ee XFS ayaa wado dadaalo ay ku dhiseyso Golaha deegaanka ee degmooyinka hoostago Maamulka Koofur Galbeed. Ergada soo…
Wasaaradda Maaliyada Xukuumadda Federaalka ayaa shaacisay in dhaqaale yari soo wajahday dowladda Federaalka, kadib markii Beesha Caalamka ay joojisay dhaqaalihii ay siin jireen tan iyo bishii agoosto sanadkii 2020. Wasiirka…
Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub itoobiya ee Soomaaliya
written by HAJI
Muqdisho, April 25, 2021 – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar, ayaa maanta oo Axad ah, xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, kaga guddoomay nuqul ka…








