Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif Sheekh Axmed oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa si adag uga hadlay xaalada siyaasadeed ee dalka iyo dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee dagaaladii…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweyne ku xigeenka 1-aad ee Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Aaden ayaa magaalada Kismayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ka daah furey qorshaha horumarinta Dowlad goboleedka Jubbaland ee 2021/2024.…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa isagoo ku hadlaya Magaciisa, iyo kan Goleyaasha kala duwan ee Dowlada waxaa uu Shacabka Soomaaliyeed, Bulshada Jubaland, qaraabadii, qoyskii iyo Saxiibadii…








