Ergay gaar ah oo ka socda dalka Qatar ayaa la filayaa inuu toddobaadka dambe booqasho ku yimaado Soomaaliya. Ergaygan gaarka ah ayaa lagu magacaabaa Dr. Mutlaq bin Majed Al-Qahtani waxaana…
Category
WARARKA MAANTA
Qaybtaan waxay ka sheekaynaysaa kulan ay dhalinyarada deeaanka ku yeeshay xaruun ay dhalinyaradu ku kulanto waxayna ka hadlayaan hormarka deegaanka ayadoona dhalinyarada qaar foodo ku kicinaya kulanka kdibna kala warqaadanaya.…
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo todobaadka La dagaalanka cayayaanka iyo cudurada beeraha iyadoo la isicmalayo sunaha iyo kiimikada barnaamijka ayaa waxa iska kaashadey Hayada Qaramada Midoowe uqabelsan…
Midowga Mushraaxiinta oo u digey Golaha Shacabka baaqna u jeediyay Ra’iisul Wasaaraha
written by HAJI
Midowga Musharaxiinta ayaa uga digay guddoonka Golaha shacabka ee muddo xileedkiisa dhamaaday inay qaadaan tallaabooyin lagu dibindaabinayo xasilloonida iyo geeddi socodka doorashooyinka dalka sidii dhacday 12 April iyaga iyo tiro…










