Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed ayaa hoygiisa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gen Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil kale oo la socotay. Labada…
Category
WARARKA MAANTA
Rag bastoolado ku hubeysnaa ayaa Magaalada Muqdisho ku dilay qareen ka tirsanaa Wasaaradda Cadaaladda ee Dowladda Federaalka. Qareenka oo lagu magacaabi jiray Cabdullaahi Maxamed Cabdi (Bagadi) ayaa Maqribinadii xalay lagu…
Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Madaxtooyada Qaranka kula kulmay qaar ka mida ganacsatada Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa ku bogaadiyay doorka ay ka qaateen horumarinta dhaqaalaha dalka, xoojinta fursadaha shaqo…









