Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan
WARARKA MAANTA
Muqdisho, May 7, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah dhakhaatiirta iyo adeegayaasha caafimaad ee la tacaalaya xakamaynta…
Maamulka magaalada dhusamareb ayaa wada qorshe biyaha fariistay Bartamaha magaalada looga saarayo maadaaba caqabad ay ku noqdeen isu socodka gaadiidka iyo dad-waynaha guddoomiyaha magaalada Dhusamareb Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Geeda-Qoroow)…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa la filayaa inay u ambabaxaan Magaalada Jeddah ee dalka Sacuudiga. Ujeedka socdaalka Rooble ayaa waxaa…
Xildhibaan Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil oo kamid ahaa xubnaha ugu da’da weyn baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow ku geeriyooday Muqdisho. Xildhibaano ka tirsan golaha Shacabka ayaa xaqiijiyay geerida Xildibaanka. Marxuumka ayaa soo…









