Hoos ka dhageyso Barnaamijka Beeraha qebta 12 aad oo looga hadlaayo Goynta dallagga, kaydinta, suuq geynta iyo hababka kale ee la xiriir habaynta iyo wajaanitiisa si uu u noqdo dalag tayo leh oo waxtara dadka quudanaya, beeralayguna suuq ka helo.Barnaamijka waxaa iska kaashadey Hay’ada Qaramada Midoowe u qaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacadeena
previous post
Dhageyso:-Warka Galab ee Idaacada Warsan
You may also like
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in Dowladiisa aysan faragalin doonin khilaafka Ethiopia iyo Eritrea
October 30, 2026
Hogaamiye Aadan Madoobe oo Baydhabo kula kulmay Taliyaha Qaybta Saddexaad ee Ciidamada Nabad Ilaalinta Soomaaliya.
October 30, 2026
Farmaajo oo dalbaday baaritaan madax-bannaan oo ku saabsan dagaalkii ka dhacay degaanka Jameeco ee gobolka Bay
October 29, 2026
Itoobiya oo la sheegay inay heshay diyaaradaha Su-35, isla markaana sugaysa S-400: Maxay arintan ka dhigan tahay?
October 29, 2026

