Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Aqalka Madaxtooyadda KGS ku qaabilay Wafidi ay hogaamineysey kuxigeenka Koowaad ee wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Arimaha Soomaaliya. Kulanka…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ee muuddo xileedkiisa dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed la qaatay Dhiggiisa dalka Uganda Yoweri Museveni. Labada Madaxweyne ayaa ka wadahadlay xiriirka laba geesoodka ah ee…









