Ciidamada Israel ayaa lasoo dhoobay xuduudda Gaza, xilli ay weli duqeyn ku socoto magaalada, halka ururka Xamas ay ayagana gantaallo ku garaacayaan Israel, ayada oo xaaladda ay kasii dareyso. Duqeymo…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Amiirka Dowladda Qatar Mudane Tamim Bin Hamad ayaa khadka telefoonka isku dhaafsaday Hambalyada Munaasabadda Ciidda. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxweynaha, kaddib markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinimada ee bishii hore ka dhacay dalkaas. Wariyaha VOA ee…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeybgalay munasabad lagu maamuusayay 15ka May maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed, isaga oo bogaadiyay doorkii 13kii dhalinyarada ahaa ee SYL Farmaajo …










