Maamulka Hirshabeelle ayaa qeylo dhaantii ugu danbeysay ka saaray xaalada magaalada Jowhar oo uu ku fatahay wabiga shabeelle waxaana mas’uuliyiinta maamulku sheegeen in ay go’doon gashay magaalada Jowhar. CabdiMahad Cabdullaahi…
Category
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa ciidamo cusub tababar ugu soo xiray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay. Ciidamadan oo noqonaya dufcaddii 4aad ee Daraawiishta Koonfur Galbeed yeelanayso…
Joe Biden oo Qadka teleefoonka kula hadlay madaxweynaha Falastiin iyo Raisal wasaaraha Israel
written by HAJI
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa teleefoon kula hadlay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu iyo madaxweynaha Falastiin Maxamuud Cabbaas, wuxuu walaac ka muujiyay xaaladda ka taagan halkaas. Joe Biden ayaa u…









