Wasaaradda Waxbarashada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyey in aysan kala tashan halka ay imtixaanaadka Dugsiga Sare ku galayaan arday ku nool deegaanka Ceelasha Biyaha.Wasiirka wasaaradda waxbarasha…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxda Soomaalida oo maanta soo gabagabeyn doono shirka looga hadlayo doorashooyinka
written by HAJI
Waxaa maanta Khamiista lagu wadaa in heshiiska doorashada lagu saxiixo xerada Afisyooni kadib wada hadal muddo todobaad ah u socdday R/Wasaaraha Soomaaliya, madaxweyneyaasha maamul goboleedyada iyo gobolka banaadir. Madaxda Soomaalida…










