Lamaanahan oo u dhashay dalka India ayaa arooskooda uu ka dhacay hawada sare, ka dib markii ay diyaarad kireysteen, iyagoo markaasi ka baxsanaya awaamiirta ay dowladda dalkaasi ku xakameynayso faafitaanka…
Category
WARARKA MAANTA
Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya, Xasan Xuseen Xaaji ayaa saxiixay Siyaasadaha Xaquuqda Aadanaha iyo Tababarada ee Wasaaradda. Siyaasadahan ayaa muhiim u ah hawl maalmeedyada Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliya, sida ay masuuliyiinta sheegeen. Wasiirka…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Ummadda Soomaaliyed ugu tacsiyadeeyay geerida Abwaan Sooraan
written by HAJI
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu tacsiyadeeyay geerida Allaha u naxariistee Abwaan Sooraan oo ku geeriyooday magaaladda Burco ee gobalka Togdheer. “Eebbe ha u…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…







