Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Hoos ka dhageyso ku celiska Barnaamijka oo looga hadlaayo Barshada nafaqada wanagsan iyo badqabka Cunada,Barnaamijka maanta qaar ahn waxa kaga hadleynaa Cunada nafaqada leh Dhageyso:-ku celiska Barnaamijka Barashada Nafaqada was…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay Magaalada Muqdisho kula kulmay Danjiraha Talyaaniga ee dalka u joogga, Amb. Alberto Vecchi. Madaxweynaha Galmudug ayaa waxaa kulanka ku wehlinayay…








