Allaha u naxariistee waxaa xalay deegaanka Durbanville ee Magaalada Cape Town ee dalka koonfur Afrika lagu dilay Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabi jiray Cabduqaadir Caajis. Rag hubeysan oo burcad Koonfur…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynihii hore ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa galabta la kulmay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed C/casiis Lafta Gareen. Kulankan ayaa ka mid ah kulamo doceedyo looga hadlayo…
Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha walaalaha ah oo ay dirirtu ku dhexmartay qaybo ka tirsan Degmada Beladwayne ee xarunta Gobolka…










