Gudigga Qaranka ee Tacliinta Sare ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya ayaa maanta shaaciyay Jaamacadaha ay aqoonsan tahay dowladda Soomaaliya, kuwaasoo ku yaala guud ahaan Soomaaliya. Gudigga…
Category
WARARKA MAANTA
Saraakiil ka socotay Dowladda Sweden,gaar ahaan Safaaradda Sweden ee Neyroobi.ayaa Waaxda Maareynta iyo Kontoroolka Xuduudahaha ee Hey’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ku wareejiyay qalabka loo adeegsado baarista dukumiintiyada . Qalabkaan ayaa…








