Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
Category
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka oo ka qeyb galay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada “SAWIRRO”
written by HAJI
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka qeyb galay munaasabad uu xulka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Mudane Cabdiwahaab…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa la kulmay Madaxda Dowlad Goboleedyada Galmudug, Jubbaland, Koonfur Galbeed iyo Gudoomiyaha Gobolka Banaadir. Kulanka oo ka dhacay Hotel Decale ee Magaalada Muqdisho…










