Waxaa weli degaannada Soomaliland ka socda tirinta Codadka doorashadii Golaha Wakiilada iyo degaanka ee ka dhacday Maalin ka hor degaannada Maamulkaas, taas oo ay ku tartamayeen in ka badan 1,000…
Category
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Itoobiya oo Warqadaha Aqoonsiga Ka Guddoontay Danjiraha Soomaaliya ee dalkaas.
written by HAJI
Madaxweynaha Dawladda Itobiya Sahle Work Zewde ayaa warqadaha aqoonsiga si rasmi ah uga guddoontay danjiraha cusub ee Dawladda Soomaaliya u fadhindoona dalkaasi Itoobiya Danjire Cabdullaahi Axmed Jaamac Ilka Jiir. Munaasabaddan…
Waxaa goordhoweyd lagu dhawaaqay natiijadii ugu horeysay ee doorashada goleyaasha degaanka Somaliland, taas oo labo maalin ka hor ka bilaabatay dhamaan deegaanada Somaliland. Komishanka doorashooyinak Somaliland ayaa si horudhac ah…







