Dowlada Federalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay liis ay ku qoran yihiin illaa 67 xubnood oo ka tirsan guddiga farsamada doorashooyinka kuwaasoo cabasho laga keenya. Wasiir ku xigeenka wasaarada warfaafinta Cabdiraxmaan…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa goor dhow magacaabay Agaasimeayaal cusub oo kamid noqonaya shaqaalaha laba Wasaarad. Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Wareysi: Wasiirka arrimaha dibadda DF oo xog cusub ka bixiyey xiriirka Soomaaliya ee Jabuuti iyo Kenya
Wasiirka arrimaha dibadda dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa warbaahinta dowladda siiyey wareysi dhinacyo badan taabanaya, kaas oo uu uga hadlay dhinacyada doorashooyinka, arrimaha gobolka, khilaafka Soomaaliya iyo Kenya,…
Madaxweynaha Dalka Ciraaq oo warqadaha Aqoonsiga danjirenimo ka Guddoomay Danjiraha cusub Soomaaliya ee Baqdaad “SAWIRRO”
Madaxweynaha dalka Ciraaq Dr. Barham Saalax ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee magaalada Baqdaad kaga gaddoomay warqadahiisa aqoonsiga Danjirenimo Safiirka cusub ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonna magaalada Baqdaad…










