20 qof ayaa ku sumoobay ka dib markii ay cuneen hilib Geel, sida uu sheegay maamulka degmada Rabdhuure ee gobolka Bakool. Guddoomiyaha degmada Rabdhuure Maxamed Kheyr Salaad Daa’ud, oo maanta…
Category
WARARKA MAANTA
Danjiraha Dowladda Itoobiya ee dalka u joogga, Amb. Cabdulfataax Cabdullaahi Xasan ayaa maanta Madaxweynaha Jubbaland ku booqday hoyga uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho. “Madaxweynaha Dowladda Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed…
Taliye Xijaar”Ciidanka Boolisku waxaa ay awood u leeyihiin sugidda amniga doorashada”
written by HAJI
Taliyaha Ciidanka boliiska dowladda Federaalka Soomaaliya Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa ka hadlay qorshaha diyaar garoowga sugida amniga doorashooyinka ka dhacaya dalka. Taliyaha oo la hadlayay warbaahinta Qaranka ayaa…
Wafdi uu hoggaaminayay Taliyaha qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka Jenaraal Maxamed Sheekh Cabdullaahi (Ciirow) ayaa Maanta gaaray Magaalada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Taliye Jenaraal Maxamed Sheekh iyo Saraakiil…








