Madahweynaha Dowlad Goboledka Koonfur Galbed Soomaaliya Mudane Abdi asis Hassan Maxamed Lafta Gareen ayaa hooyga uu ka daganyahay Degmada Waajid Ee gobolka Bakool waxa xaley kulan kula qaatey qeebaha kala…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen ayaa sheegaya inuu doonayo in go’odoominta ay ka baxaan degmooyin ka tirsan gobolka Bakool ee Maamul goboleedka Koofurgalbeed. Laftagareen oo ku…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa xalay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool kula kulmay Odayaasha Dhaqanka ee degmadaasi. Madaxweynaha ayaa hoyga uu ka degan yahay degmadaasi ku qaabilay…
Midowga Yurub ayaa ugu hanjabay Mas’uuliyiinta dalka Lubnaan Cunaqabateyn toos ah hadii aysan badbaadin dhaqaale xumida wadankaasi uu la daala dhacayo.Uqeybsanaha arrimaha siyaasadda Midowga Yurub Josef Boril ayaa sheegay inuu…
Ciidanka Xoogga Dalka oo maleeshiyaad ka tirsanaa Al-Shabaab ku dilay howlgal ka dhacay gobolka Baay (Sawirro)
Diinsoor. Ciidanka xoogga dalka ee ku sugan degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa howlgal ku dilay ilaa 24-ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab,halka tiro kalena lagu dhaawacay. Howlgalka ayaa yimid kadib markii maleeshiyada…









