Madaxweynaha Mamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xassan Maxamed lafta gareen oo kusugan Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa kullamo kala duwan la qaatay Xubnaha Golaha Deegaanka ee Degmada Waajid oo…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Kate Foster. Kulanka dhexmaray Ra’iisul Waaare Rooble iyo Safiir Kate…
Dowlaha Soomaaliya iyo Itoobiya ayaa kala saxiixday heshiis ganacsi oo ku qotoma isdhaafsiga wax-soosaarka labada dalka sida Jaadka iyo Kalluunka. Wasiirka wasaaradda Kalluumeyisiga iyo Kheyraadka badda, wasiirka Gaadiidka, Danjiraha Itoobiya…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Dhageyso:-ku celiska Qeybta 6aad Barnaamijka Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada
Dhageyso ku celiska Barnaamij looga hadlaayo Barashada Nafaqada Wanaagsan iyo Badqabka Cunada.barnaamijka Maanta waxan kaga hadleynaa nafaqada laga helo Kaluunka,barnaamijka waxaaa soo saartey hayada qaramada midoowe u qaabelsan Cunada iyo…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyay isla markaana bogaadiyay ganacsiga dalka Ethiopia loogu iibgeynayo kalluunka lagana soo iibsanayo jaadka ama qaadka. Maxamed Cabdulaahi Farmaajo Madaxweynaha muddo…









