Madaxda Koonfur Afrika ayaa sheegay inay ciidamo geeyeen laba gobol, oo ay ku jirto magaalada Johannesburg, si ay booliiska uga caawiyaan la tacaalida bililiqaysiga iyo dabka la qabadsiiyo goobaha ganacsiga.…
WARARKA MAANTA
RW Rooble oo kulan looga hadlay amniga doorashooyinka la qaatay guddiga amniga doorashooyinka.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay guddiga amniga doorashooyinka oo isugu jira taliyeyaasha booliiska heer Fedaraal iyo heer dowlad goboleed, gobolka Banaadir iyo Taliska…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa galabta Magaalada Baydhabo kula kulmay Rugta Ganacsatada Koonfur Galbeed iyo Guddiga Gaadiidleyda Soomaaliyeed. Kulanka oo ka dhacay Aqalka Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo…
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka, General Odawaa Yuusuf Raage oo maalmahaanba booqasho ku joogay Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa kormeeray fasiirimaha Ciidanka Xoogga Dalka ku leeyihiin duleedka degmadaasi. Taliyaha…









