Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Maxmed Axmed (Oday)
WARARKA MAANTA
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Guddiga hirgelinta doorashooyinka oo shaaciyay Jadwalka Guud ee Doorashada Baarlamaanka Labada Aqal ee Soomaaliya
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Federaal ee Soomaaliya ayaa soo saaray jadwalka doorashooyinka ee Baarlamaanka Labada Aqal. Si waafaqsan mas’uuliyadda Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federal (GDHF) ka saaran hirgelinta doorashooyin degdeg…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay jadwalka hannaanka doorashooyinka labada aqal ee BFS ee uu soo saaray Guddiga Doorashooyinka Heer Federaal ee FEIT. “Waxaan…
Gudoomiyaha golaha wakiillada dawlad goboleedka Jubaland Cabdi Maxamad Cabdiraxmaan ayaa magacaabay guddiga doorashada xubnaha u tartamaya Aqalka Sare ee barlamaanka federaalka. Guddiga la magacaabay oo ka kooban sagaal xildhibaan oo…







