Hoos ka dhageyso dooda oo looga hadlaayo Doorka aya ku leedahay warbaahinta ka shaqeynta Nabada,waxa daadihinayey Wariye Muxidiin Xasan Xusni Dhageyso:-Dooda Nabada iyo Dimuqraadiyadda was last modified: July 17th, 2021…
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha maamulka Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa maanta xarigga ka jaray Xabsiga Dhexe ee Magaalada Baydhabo, kaasoo si casri ah loo dhisay, waxaana dhismaha mashruucaan fulisay Wasaaradda Cadaaladda…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal (GHDHF) Maxamed Xasan Cirro ayaa xalay kulan diiradda lagu saarayay sugidda iyo xaqiijinta amniga doorashooyinka la qaatay Guddiga Amniga Doorashooyinka heer Qaran,kaas oo uu…
Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Cali Saciid Fiqi ayaa galabta u damaashaad tagay Xeebta Degmada Baraawe. Gudoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed ayaa waxaa damaashaadkiisan ku wehlinayay xubno uu ka mid yahay Gudoomiyaha…









