Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Federaalka Maxamed Xasan Cirro iyo Guddiga dowlad goboleedka Jubbaland u qaabilsan Doorashooyinka Labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka ayaa ku kulmay magaalada Kismaayo. Waxa ay kawada…
Ku-xigeenka Ergayga Qaramada Midoobey u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Anita Kiki Gbeho iyo wafdi ay hoggaaminayso ayaa Maanta gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulka Puntland. Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi…









