Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska, halkaas oo uu uga qeyb geli doono shirka caalamiga ah ee horumarinta waxbarashada. Shirka…
Category
WARARKA MAANTA
Maamulka Koonfur Galbeed oo lagu wareejiyay qalab lagu qabanayo Doorashada Aqalka Sare
written by HAJI
Guddiga hirgelinta doorashooyinka dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah lagu wareejiyay qalab loo adeegsanayo qabashada doorashada Xildhibaanada Aqalka Sare. Xafiiska UNSOM ee Magaalada Baydhabo ayaa qalabka…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…