Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
Category
WARARKA MAANTA
Guddiga doorashooyinka heer Koonfur Galbeed oo Saraakiisha amniga kala hadlay sugidda amniga doorashooyinka
written by HAJI
Guddiga Hirgellinta Doorashada heer Dowlad- goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Shir looga hadlaayey Sugidda Amaanka Goobaha Doorashooyinka la qaatey Saraakiisha Ciidamada loo xil saaray Amniga Doorashooyinka Booliska, AMISOM iyo UNSOM.…
Wafdi uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga doorashooyinka heer Federaal Mowliid Mataan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo waxana Garoonka diyaaradaha shaati Guduud ee magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay xubnaha Guddiga hirgelinta…
Madaxweyne Farmaajo oo Tababar u Soo Xiray Saraakiil Iyo Saraakiil Xigeen Ka Qalin-Jabiyey Dugsiga Tababarka Ciidammada ee Turksom
written by HAJI
Muqdisho, Luuliyo 31, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qayb galay munaasabad tababar loogu soo xirayey Dufcaddii 3-aad ee Layli Saraakiil iyo Dufcaddii 4-aad ee…








