Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Category
WARARKA MAANTA
Guddiga Hirgelinta doorashada heer Federaal oo la kulmay Guddiga xaqiijinta Qoondada Haweenka
written by HAJI
Guddiga Hirgalinta Doorashada Heer Federaal oo uu Hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga mudane Maxamed Xasan Cirro, ayaa caawa la kulmay Guddiga Xaqiijinta Qoondada Haweenka ee uu dhawaan magacaabay Ra’iisul Wasaare Mudane Maxamed…
Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer dowlad goboled Koofur galbeed Soomaaliya ayaa shaacisay jadwalka qabsoomida doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha guddiga hirgalinta doorashooyin heer dowlad goboleed Koofur galbeed Soomaaliya Yuusuf…
Ra’iisul Wasaare Rooble oo bogaadiyey jadwalka Doorashada Aqalka Sare ee ka soo galaya Koonfur Galbeed
written by HAJI
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa bogaadiyey sida Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Guddiga Hirgelinta Doorashada heer dowlad Goboleed ee Koonfur Galbeed ay u soo saareen jadwalka…









