Hoos ka dhageyso Warka oo aqrinayo C/raxman Axmed Maxamed (Oday)
WARARKA MAANTA
Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Madaxtooyada Magaalada Baydhabo kula kulmay Guddiyada Hirgelinta Doorashooyinka iyo Gudoomiye Kuxigeenka 1aad ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed, Maxamed Nuur Macalin. Kulanka oo casho…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta mar kale la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed. Ra’iisul wasaaraha…
Wafdi uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya oo Soo gaaray Magaalada Baydhabo.
Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka Soo gaaray Magaalada baydhabo Dowlad Goballeedka Koonfur Galbeed. Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka ee ku…
Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ah maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka socota doorashada xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya maamulkaas. Samsam ibraahim Cali ayaa noqotey xildhibaankii ugu horeeyey…









