Guddiga Doorashada Galmudug ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya ayaa kulankoodii ugu horeeyay ku yeeshay Magaalada Dhuusamareeb, iyagoona ku soo doortay guddoon. Xubnaha Guddigan oo 12 ka kooban ayaa waxaa…
WARARKA MAANTA
Ra’iisul Wasaare Rooble oo aaladda fogaan aragga kula shiray Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka
Kulan fogaan arag ah oo ay caawa yeesheen Madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka uuna shir guddoominayay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa looga wadahadlay dardargalinta howlaha doorashooyinka Dalka. Ra’iisul Wasaare Maxamed…
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye Maxamed…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle oo magacaabay guddiga qabashada doorashada Aqalka Sare
Guddoomiyaha Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabeelle Cabdixakiin Luqmaan Xaaji Maxamed ayaa magacaabay xubnaha Xildhibaanada golaha Wakiilada qabashada doorashada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Xubnaha uu magacaabay guddoomiye Luqmaan ayaa ka kooban…
Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo sheegtay in ay sii kordhayaan Kiisaska Covid 19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac ee la soo dhaafay, 4 qof ayaa u…








